Soomaali/Somaliska

Other languages - somaliska

Waxa daryeelka caafimaadka ee Iswiidhan laga maamulaa aagag kala duwan oo wadanka kuwaas oo loo yaqaano gobolada. Gobolka bogga xagiisa sare ka dooro si aad ugu hesho macluumaad ku saabsan waxa halkaad joogto khuseeya.

Current articles

Visa innehåll som:

In ilme la daryeelo

Att ta hand om barn - somaliska

Talaalka hargabka

Vaccinera dig mot influensa - somaliska

Hargabka waxaa keena fayras waana mid aad u faafa. Fayraska hargabka waxa uu kadilaacaa Sweden sanad kasta wuxuuna kubadan yahay bilaha jiilaalka. Fayrasku waa mid ku faafa hawada waxaana inta badan layskugu gudbiyaa qufaca iyo hindhisada. Haddii aad qaado hargabka waxay ubadan tahay inaad dareento qandho daran, madax xanuun, murqo xanuun, dhuun xanuun iyo qufac. Waxaad naftaada ka difaaci kartaa hargabka adoo qaadanaaya talaalka.

To the top of the page