Soomaali/Somaliska

Sharciyada iyo xuquuqda

Regler och rättigheter - somaliska

Current articles

Visa innehåll som:
  • Magdhabid dhaawac ka imaaday daryeel caafimaad

    Ersättning vid vårdskada - somaliska
  • Mag-siinta socdaalada bukaanka

    Sjukresor - somaliska

    Socdaalka daryeelka caafimaadku waa socodka u dhaxeeya gurigaaga iyo dhakhtarkaaga caafimaadka. Tusaale ahaan arintaan ayaa noqon karta booqasho aad ugu tagto dhakhtar, kan ilkaha, la taliye, dhakhtarka jirka ama dhakhtarka dhimirka. Socdaalka waxa uu noqon karaa bas, tareen ama gaarigaaga. Waxad si shaqsi ah masuul uga tahay inaad isgayso kana timaado balantaada qorshaysan. Haddii aadan awoodin inaad raacdo gaadiidka dadwaynaha ama aad adeegsato gaarigaaga shaqsiga ah sababo caafimaad awgood, waxaad xaq u leedahay inaad soo raacdo taksi. Caddeynta dhakhtarka ayaa loogu baahan yahay adeeggaan.

  • Qalabyada iyo taageero-bulshodeedka caqabadda shaqo loogu talagalay

    Hjälpmedel och samhällsstöd vid funktionshinder - somaliska
  • Sida looga cawdo adeegyada daryeelka caafimaadka

    Så klagar du på vården - andra språk - somaliska

    Miyaad kala kulantay waayo-aragnimo xun daryeel caafimaad? Markaa waad ka caban kartaa. Waxaad uga caban kartaa siyaabo kala duwan. Waxaad sidoo kale soo sheegi kartaa waxa wanaagsanaa.

  • Ogolaanshaha galmada

    Samtycke vid sex - somaliska

    Waa inaad galmo sameysaa kaliya haddii aad rabto. Qofna looma oggola inuu kula sameeyo wax galmo ah haddii, tusaale ahaan, aad tiraahdo "Maya" ama aad hurudo. Waa dambi in galmo lala sameeyo qof aan rabin.

  • Ku turjuman luuqadeyda

    Tolkning till mitt språk - somaliska

    Du kan få hjälp av en tolk om du inte pratar svenska. Tala om att du behöver en tolk som kan ditt språk när du bokar ditt besök.

To the top of the page