Sharciyada iyo xuquuqda

Magdhabid dhaawac ka imaaday daryeel caafimaad

Ersättning vid vårdskada - somaliskaThe content concerns Västerbotten

Läs texten på svenska här

Haddii adigoo lagu daryeeli laguu geysto dhaawac oo laga hortagi karay adiga waxaad helikartaa magdhabid oo xanuunka, kharashyada dheeriga ama adiga noqotid qof curyaan joogto. Arrintaas waxeey ku qorantahay sharciga bukaan jiif dhaawacmo. Sidaas daraadeed waa qasab in daryeel caafimaad bixiyaasha iyo shirkadaha daawooyinka iney leeyahiin ceymisha bukaan jiifka.

Adiga waxaad heli magdhab daawacyada imaado markaa suubineysid baaritaan, daryeel caafimaad – haddii xitaa la sugikarin qofka dhaawacaas mas'uulka ka ah. Sababaha waxaa kamid ahaan karo qalabka oo haleysan, qiimeyn qaldan ama daawo qalad, in adiga ka qaadid infeshan ama shil la kulantid.

Mararka qaarkood ma laga hortagi karo dhaawac iyo dhibaatooyin kale. Adiga markaas ma lagu siin magdhabid. Waa sidoo kale haddii laguu qoro daawo oo saameyn kugu keento laakiin daawadaas si sax baa laguugu qoray ama adiga kugu dhaco infekshan oo bakteeriyadaada sabab u tahay.

Ashkood dhaawac iyo baaritaan 

Sidaa adiga u heli kartid magdhab waxaa qasab ah in adiga ashkood dhaawac ku dirsatid shirkada ceymiska bukaan jiifka la dhaho Löf, inaad adiga la xiriirtid ama ku caawiyaan shaqaalaha caafimaadka. Ashkoodka adiga waxaad ku qori foom qaas oo ka heleysid bogga internetka lof.se ama guddiga bukaan jiifka.

Shirkadaha daryeelka bixiyo oo dhakhtarada iyo dhakhtarada ilkaha waxey leeyahiin shirkad ceymis iyo ayaga baa mas’uul ka ah iney warbixin kaa siiyan shirkada ceymiska ey isticmaalan.

To the top of the page