Soomaali/Somaliska

Baaritaano/tijaabooyin

Undersökningar/prover - somaliska

Current articles

Visa innehåll som:
  • Västerbotten Barnaamijka Kaalmada, VHU

    Västerbottens hälsoundersökningar - somaliska

    Västerbotten cilmi baadhista caafimaadka, Västerbottens hälsoundersökningar, VHU, waxay kusoo bandhigaysaa adiga oo kamid ah dadka deegaanka ku ah mid kamid ah degmooyinka. Adiga oo jira 40, 50 ama 60 sano jir waxaa lagu casuumay laba booqasho. Booqashada koowaad waa baadhitaan caafimaad, tan labaadna waa wada hadal caafimaad oo shaqsi ah.

  • Baadhista lagu samaynayo mindhicirka weyn iyadoo tuumbo kamarad wadata la galinayo

    Sigmoideoskopi-andra språk - somaliska

    Tuumbada kamarada wadata waa baadhis lagu sameeyo qeybta hoose ee mindhicirka weyn. Waxa laga qabanayaa mindhicirka weyn oo la dhexgalinayo tuumbo jilicsan oo xaga dabada lagasoo galinayo. Waa muhiim inaad naftaada u diyaariso kahor intaanad gacanta ku qaban, markaa baadhista waa la fulin karaa.

  • Baadhista mindhicirada iyadoo lagu dhaadhicinayo kamarad caloosha

    Koloskopi I Västerbotten - somaliska

    Waaxaad doonaysaa in kamarad lagugu dhaadhiciyo. Waa baadhis lagu samaynayo mindhicirka oo la dhexgalinayo tuumbo jilicsan oo xaga dabada lagasoo galinayo. Waa muhiim inaad naftaada u diyaariso kahor intaanad gacanta ku qaban, markaa baadhista waa la fulin karaa. Mindhicaradaadu waa inay noqdaan kuwo nadiif ah.

  • Baadhista mindhicirta yar iyadoo la isticmaalayo kiniinka kamaradu ku dhex jirto

    Kapselendoskopi - somaliska

    Waxa lagugu dhaadhicin doonaa kapselendoskopi, kiniinka kamaradu ku dhex jirto. Waa nooc kamid ah baadhista halkaasoo aad liqayso kiniin yar oo ay ku dhex jirto kamarad. Kadib kamaradu waxay qaadaysaa sawiro inta ay ku dhexjirto midhicirkaaga yar. Waa muhiim inaad naftaada u diyaariso kahor intaanad gacanta ku qaban, markaa baadhista waa la fulin karaa.

  • Baadhista hunguriga iyo caloosha iyadoo tuumbada wadata kamarada

    Gastroskopi-andra språk - somaliska

    Waaxaad doonaysaa in gastroskopi lagugu dhaadhiciyo, tuumbada wadata kamarada. Waa baadhis kasoo qeybta sare ee caloosha la baadhayo. Tuumbo fudud ayaa lagu dhadhicinayaa caloosha iyadoo afka laga galinayo. Waa muhiim inaad naftaada u diyaariso kahor intaanad gacanta ku qaban, markaa baadhista waa la fulin karaa.

  • Baaritaanka PSA ee qanjirka shahwada ragga sameeya (prostata)

    Blodprov: PSA - somaliska

    Tijaabada PSA-du waa tijaabo dhiiga oo muujineysa haddii ay wax qanjidhka shahwada ragga iska bedeleen. Waxa jira isbeddello noocan oo kale ah oo aan khatar aheyn iyo kuwa keeni kara kansarka ku dhaca qanjirka shahwada ragga sameeya. Iyadoo la isticmaalaayo tijaabada PSA ayaa dhakhtarku uu ogaan karaa haddii aad u baahato in laguu sameyso baadhitaano dheeraad ah ama daaweyn.

To the top of the page