Soomaali/Somaliska

Other languages - somaliska

Current articles

Warbixin loogu talagalay qofka adigoo kale ah oo la xaqiijiyay in uu cudurka [covid-19] ku dhacay

Information till dig med bekräftad covid-19 - somaliska

Markii natiijada shaybaarka laga qaaday lagu xaqiijiyo, in infeekshan aad imminka la xannuunsan tahay u sabab yahay cudurka [covid-19], waa in sidii dad kale aad cudurka u qaadsiinin awgeed aad gurigaaga iska joogto, taasoo muhim ah. Tan kale, waa inaad tixgelisa qodobada ku xusan Sharciga amniga cudurrada faafa [smittskyddslagen]. Halkaan ka aqriso sidii aad u dhaqmi lahayd.

Warbixin loogu talagalay qofka adigoo kale ah oo xiriir dhow la yeeshay qof u cudurka [covid-19] ku dhacay

Information till dig som har haft kontakt med någon som har covid-19 - somaliska

Haddii aad xiriir dhow la yeelatay qof u cudurka [covid-19] ku dhacay, waa inaad fiirogaar siisaa calaamadaha cudurka oona hoos u dhigta tirada dadyowga aad la kulanto. Haddii qof aad la nooshahay u cudurka [covid-19] ku dhacay, waa inaad tixgelisaa nidaamyo hab-dhaqan oo gaar ah.

To the top of the page