Soomaali/Somaliska

Other languages - somaliska

Waxa daryeelka caafimaadka ee Iswiidhan laga maamulaa aagag kala duwan oo wadanka kuwaas oo loo yaqaano gobolada. Gobolka bogga xagiisa sare ka dooro si aad ugu hesho macluumaad ku saabsan waxa halkaad joogto khuseeya.

Current articles

Visa innehåll som:

Caafimaadka maskaxdaada

Psykisk hälsa - somaliska

Tallaal loogu tala galay infekshinka mindhicirka caloosha oo uu sababay feeyruska Rota

Vaccination mot mag- tarminfektion orsakad av rotavirus - somaliska

Daryeelka caafimaadka caruurta ee gobalka Jönköping waxuu bandhigaa talaal lacag la’an ka hortago infekshinka feeyruska Rota. Talaalka waxaa la siiyaa dhallanka (aduunka ku cusub) laga bilaabo marka uu gaaro lix isbuuc. Talaalka waxuu ka difaacaa shuban iyo matag oo uu keeno feeyruska rota.

Badeecaddu – way ka khatarsan tahay sidaad moodeyso!

Vattenpipa - farligare än man tror! - somaliska

Dalka Sweeden, waxaa wax iska caadi ah noqday in la tijaabiyo dabeecada lagu cabo qaaqa sigaarka oo laga cabayo baaybabka gaar ahaan dhallinyarada. Laakiin dabeecdan mexey tahay khtarteeduna in teey le’egtahay? Waraaqahan ama buggan yar waxaad ka akhrisan khatartasi waxa maanta arrintaasi laga ogyahay.

To the top of the page