Calaamada cudurka/cudurka

Maxaa laga wadaa baahi u qabe kaalmo garad?

Intellektuell funktionsnedsättning - andra språk - sydöstra sjukvårdsregionen - somaliskaThe content concerns Jönköpings län

Magaca kale oo caadiyan loo yaqaan baahi u qabe kaalmo garad waa IF.

Qofka inuu baahi u qabo kaalmo garad IF waxaa sabab u ah cudur. Cudurkas wuxuu sabab u noqon in qofka waxyaabaha qaarkood uusan qabsankarin.

Lama garanaayo waxa sababta u ah qofka inoo baahi u qabo kaalmo garad IF. IF waa wax qofka noloshiisa oo dhan uu ahaan.

Haddii aad heshid kaalmo sax wax badan baa qabsankartaa

Qofka oo baahi u qabo kaalmo garad wuxuu u baahanyahay
wakhti dheeri iyo caawinad markey noqoto waxbarashada.

Qofka waa inuu koow tababarasho badan suubiyo, markas kadib buu ficilada cusub suubinkara. Dadka isku si baahi ugu ma qaban caawinad iyo kaalmo.

Waxaa suurtagal ah inaa waxyaabaha qaarkod oo nolol malmeedkaada u baahantahay in lagaa caawiyo. Waxaa adkankarto dhowrida wakhtiyada ballamaha, iyo sida aad ku tagi laheed meel kugu cusub oo horey u tagin.

Waxaa kugu adkankarto qiimeynta lacagta oo ilaa inta ey kuu goyso.

Waxaa laga yaabaa inaa u baahantahay caawinad oo fahmida warbixinada iyo buuxinta warqadaha xafiisyada.

Tiro badan waxaa caawiyo wakiilka sharciyeysan. Wakiil sharciyeysan waa qof oo kaa caawin waxyaabaha aadan suubsankarin.

Ungdom får stöd av vuxen

Xaruunta dib u tababarida jirka[habiliteringen]

Xaruunta dib u tababarida jirka waxaa adiga ka heleysa aqoon
oo sida aad iskugu filnaan laheed.

Waxaa heli karta qalab ku caawiyo oo nolosha kuu fududeeyo
marka aad guriga ama goobta shaqada joogtid.

Haddii aad dareemeysid walwal ama iney nolosha kadeed tahay
waxaa la hadlikarta shaqaalaha xaruunta dib u tababarida jirka.

Xaruunta dib u tababarida jirka wey ku caawin adiga sidaa u heshid kaalmada aad u baahantahay iyo xaqa u leedahay.

To the top of the page