Talada la siinaayo qofka covid-19 qaba
Råd till dig som har covid-19 - somaliskaWaxa halkan ku yaala talo la siinaayo qofka cudurka covid-19 qaba. Waxay taladu khuseysaa qofka guriga joogi kara ee aan u baahnayn in cisbitaal daryeel lagu siiyo. La xiriir daryeelka caafimaadka haddii aad ka sii xanuunsatid sida aad tahay.
Här kan du läsa mer om covid-19.
Halkan ka akhrisan kartaa macluumaadka hargabka oo dheeradka ah.
Waa muhiim inaad haddii aad jirran tahay guriga joogto. Dadka badankoodu uma baahna inay tijaabo iska qaadaan. Wax dheeraad ah ka akhriso qoraalka Iska qaadista tijaabo/iska baadhista covid-19.
Iska tallaal covid-19 markaad ka bogsato, haddii aanad hadaba tallaalneyn.
Gobolka bogga xagiisa sare ka dooro si aad ugu hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan waxyaalaha halkaad joogto khuseeya.