Soomaali/Somaliska

Sharciyada iyo xuquuqda

Regler och rättigheter - somaliska

Current articles

Visa innehåll som:
  • Haddii aadan ku qanacsaneen daryeelka caafimaadka

    Om du inte är nöjd med vården i Sörmland - somaliska

    Miyaa adiga ama qof ehelkaada ah la kulantay wax aadan ku qanacsaneen markey noqoto daryeelka isbitaalka ama daryeelka caafimaadka ilkaha? Markas guddiga buukan jiifka wuu ku caawinkara adiga. Adiga aragtidaada marka aad nala qeybsatid waxaa suurtagalin in qofkale uusan arrintas la kulmin.

  • Sida looga cawdo adeegyada daryeelka caafimaadka

    Så klagar du på vården - andra språk - somaliska

    Miyaad kala kulantay waayo-aragnimo xun daryeel caafimaad? Markaa waad ka caban kartaa. Waxaad uga caban kartaa siyaabo kala duwan. Waxaad sidoo kale soo sheegi kartaa waxa wanaagsanaa.

  • Ogolaanshaha galmada

    Samtycke vid sex - somaliska

    Waa inaad galmo sameysaa kaliya haddii aad rabto. Qofna looma oggola inuu kula sameeyo wax galmo ah haddii, tusaale ahaan, aad tiraahdo "Maya" ama aad hurudo. Waa dambi in galmo lala sameeyo qof aan rabin.

  • Ku turjuman luuqadeyda

    Tolkning till mitt språk - somaliska

    Du kan få hjälp av en tolk om du inte pratar svenska. Tala om att du behöver en tolk som kan ditt språk när du bokar ditt besök.

To the top of the page