Raadso daryeel

Hagahaaga daryeelka caafimadka ee Östergötland

Vården i Östergötland - somaliskaThe content concerns Östergötland

Haddii aad jirrato ama bukooto ama dhaawacanto, waxaa jira kiliniigyo ama rugo caafimaad kaladuwan oo ku deeqa talo iyo daawayn. Midka aad u tagayso waxay ku xiran tahay sida uu u daran yahay cudurka ama dhaawaca aad qabto. Hagahan ayaa kuu sharxaya nooca daryeelka laga helo kiliniigyada kaladuwan iyo halka ugu fiican ee aad gargaar ka heli karto marka aad u baahato.

Content - Hagahaaga daryeelka caafimadka ee Östergötland

Visa innehåll som:
To the top of the page