Hagahaaga daryeelka caafimadka ee Östergötland

1177 internetka

1177.se - somaliskaThe content concerns Östergötland

Cudurrada ama xanuunnada iyo cabashooyinka dhammaantood looguma baahna daawayn waxaana badi jira wax badan oo aad keligaa u samayn karto si aad u roonaato. Barta internetka daryeelka caafimaadka ee 1177.se ayaa ku deeqa macluumaad iyo talo ku saabsan sida aad iskaa iskugu daawayn karto guriga dhexdiisa. Waxaad wax ka akhrisan kartaa calaamadaha cudurka, cudurrada laftigooda, daawaynada, caafimaadka carruurta, daryeelka ilkaha iyo in ka sii badan.

Läs denna text på svenska

Barta 1177.se, waxaad:

  • Ka raadin kartaa cudurrada, dhaawacyada iyo calaamadaha cudurka
  • Ka akhrisan kartaa daawaynada kaladuwan
  • Ka heli kartaa talo ku saabsan nolosha caafimaadka leh si cudurrada looga hortago
  • Ku geli kartaa fureyaal si aad u hesho adeegyo kaladuwan oo daryeelka caafimaadka ku xiran
  • Ka heli kartaa macluumaadka xiriirka ee xirfadleyaasha daryeelka caafimaadka.
To the top of the page