Hagahaaga caafimaadka
KU DARSO CAADO U ROON
Lägg till en god vana - somaliskaThe content concerns ÖstergötlandIn la qoro qorshe ku saabsan caadada aad r abto inaad bedesho. Waxaad sidoo kale qorshaha ku qori kartaa sida aad u bedeli doonto caadada iyo iyo marka aad taas samaynayso.
- Caadadan ayaan rabaa inaa beddalo:
- Waxaan ayaan marka hore samaynayaa si aan caadada ugu beddelo:
- Sidan ayaan samaynayaa si aan caadada ugu beddelo:
- Waxan ayaan nafteyda ku abaal marin doonaa si aan ugu dabaaldego
inaan ku guuleystey inaan caadada beddelo: - Maalintaan ayaan bilaabayaa:
- Sidan ayay u dhacday in caadada la beddelo: