Soomaali/Somaliska

Daryeelka caafimaadka ee Iswiidhan

Vården i Sverige - somaliska

Current articles

Visa innehåll som:
  • Kani waa 1177

    Det här är 1177 - somaliska

    Waxaad wici kartaa lambarka telefoonka ee 1177 haddii adiga ama qof qoyskaaga ka mid ah uu jiran yahay. Waxaad soo wici kartaa qadka caawinta waqti walba – maalin iyo habeen – oo waxaad talo ka heleysaa kalkaalisada. Bogga 1177.se ayaa laga helayaa macluumaad caafimaadka iyo cudurrada ku saabsan.

  • Sidan ayuu daryeelka bukaanka ee Iswiidhan u shaqeeyaa

    Så fungerar vården i Sverige - somaliska

    Haddii adiga ama qof qoyskaaga ka tirsan uu daryeel caafimaad u baahan yahay ayaad badiyaa caawimo ka heli kartaan xarun caafimaad (vårdcentral). Wac lambarka 1177 haddii aanad hubin meesha aad daryeel caafimaad ka raadsaneyso. Waxaad kula hadli kartaa af Iswiidish ama Ingiriisi. Kalkaalisooyinka ka jawaabaaya ayaa xitaa kaala talin kara waxyaalaha aad adigu sameynayso si aad uga roonaato.

  • Daryeel caafimaadka ee dadka magangelyo doonka ah ama aan sharciga Iswiidhan haysan

    Vård om du är asylsökande eller inte har tillstånd att vara i Sverige - somaliska

    Qofka qaangaadhka ah/weyn ee magangelyo doonka ah ayaa xaq u leh inuu helo daryeel caafimaad iyo daryeelka ilkaha ee aan sugi kareynin. Waxay taasi xitaa khuseysaa qofka Iswiidhan jooga ee bilaa sharciga ah. Qofka 18 sano jir ka yar ayaa markasta xaq u leh inuu helo daryeel caafimaad iyo daryeel ilkaha ah.

  • Maxaa la sameeyaa haddii aad xanuunsato

    Om du blir sjuk - Kronoberg - somaliska

    Hagaha daryeelka caafimaadka ee gobolka Kronoberg. Waxaa jira rugo caafimaad oo kala duwan oo aad aadi karto si aad u hesho daryeel caafimaad haddii aad xanuunsato. Halkan waxaad ka ogaan kartaa rugta caafimaad ee ugu haboon, taas oo ku xidhan dhibaatooyinkaaga ama baahiyahaaga.

To the top of the page