Calaamada cudurka/cudurka

Maxaa laga wadaa baahi u qabe kaalmo garad?

Intellektuell funktionsnedsättning - andra språk - lättläst för ungdom - sydöstra sjukvårdsregionen - somaliskaThe content concerns Östergötland

Magaca kale oo caadiyan loo yaqaan baahi u qabe kaalmo garad waa IF.

Magaca kale oo caadiyan loo yaqaan baahi u qabe
kaalmo garad waa IF.

Qofka inuu baahi u qabo kaalmo garad IF
waxaa sabab u ah cudur. Cudurkas wuxuu
sabab u noqon in qofka waxyaabaha
qaarkood uusan qabsankarin.

Lama garanaayo waxa sababta u ah
qofka inoo baahi u qabo kaalmo garad IF.
IF waa wax qofka noloshiisa oo dhan uu ahaan.

Haddii aad heshid kaalmo sax wax badan baa qabsankartaa

Qofka oo baahi u qabo kaalmo garad wuxuu u
baahanyahay wakhti dheeri iyo caawinad
markey noqoto barashada waxyaabo cusub.

Qofka waa inuu koow tababarasho badan suubiyo, markas kadib buu ficilada cusub suubinkara. Dadka isku si baahi ugu ma qaban caawinad iyo kaalmo.

Waxaa suurtagal ah inaa waxyaabaha qaarkod oo nolol malmeedkaada u baahantahay in lagaa caawiyo. Waxaa adkankarto dhowrida wakhtiyada ballamaha, iyo sida aad ku tagi laheed meel kugu cusub oo horey u tagin.

Waxaa kugu adkankarto qiimeynta lacagta oo ilaa inta ey kuu goyso. Waxaa laga yaabaa inaa u baahantahay caawinad oo fahmida warbixinada iyo buuxinta warqadaha xafiisyada.

Waxaa laga yaabaa inaa u baahantahay
caawinad oo fahmida warbixinada iyo
buuxinta warqadaha xafiisyada.

Xaalada sidee bey noqon canuga markuu qof weyn noqdo?

Dadka inta ugu badan waxey u baahanyahiin caawinad
xita marka ey dad weyn noqdan, dadka qaarkodna ma u baahna
caawinad.

Tiro badan waxey suubistan wakiil sharciyeysan markey buuxiyan 18
sano. Wakiil sharciyeysan waa qof oo kaa caawin waxyaabaha aadan
suubsankarin.

Tiro badan baa ka qeybqaatan meherad shaqo tababarasho
ama shaqo caadi aadan maalinkasto.

Xaruunta dib u tababarida jirka

Xaruunta dib u tababarida jirka waxaa
adiga iyo waalidkaada ka heleysiin aqoon
ku saabsan waxa sababt u ah baahi u qabida
kaalmo garad.

Xaruunta dib u tababarida jirka waxaa joogo
shaqaalo oo kala sheekeysankartid caafimaadkaada,
haddii aad dooneysid caawinad
ama aad dooneysid inaa su’aalo weeydiisid.

To the top of the page