Soomaali/Somaliska

Qiimeyn caafimaadka Kronoberg

Hälsosamtal för 50-åringar i Kronoberg - somaliskaThe content concerns Kronoberg

Qiimeynta buuga caafimaadka ee Xaruntaada Caafimaadka. Hallkaa waxaa lagugu siin doonaa talo ah waxaad sameeyn karto caafimaadkaaga naftaada.

Ma 50 sano jir sanaysa sanadkan? Haddii ay sidaa tahay, waxaad u imaan kartaa baaris caafimaad.

Waxaad heli doontaa warqad marka la gaaro waqtigaaga.

Sida ay u shaqaynayso

  1. Waxaad warqadd ka heli doontaa Xaruntaada Caafimaadka Marka ay noqoto markaaga. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan qiimeynta caafimaadka ayaa laga helaya warqadda. Qiimeynta caafimaadka waa lacag la'aan.
  2. Xarunta Caafimaadka ayaa ku soo wici doonto waxayna kugu qaban doontaa ballan Xarunta Caafimaadka. Fadlan u sheeg iyaga haddii aad u baahan tahay turjumaan.
  3. Xarunta Caafimaadka waxay kugu soo diri doontaa fariin 1177.se. Fariinta waxaa ku jira su'aalo ku saabsan caafimaadkaaga. Fadlan gal 1177.se oo ka jawaab su'aalaha ka hor qiimeynta caafimaadkaaga.

    Ma awooddid miyaa inaad gasho 1177.se? Ama akhrin kartid Swedish? Xaaladdahan, waxaad ka jawaabi kartaa su'aalaha qiimeynta caafimaadkaaga.
  4. Fadlan dhiiga iska baar Xarunta Caafimaadka muddo aan ka badnayn ka hor qiimeynta caafimaadkaaga.

    Waa inaad waxbo cuno ama waxbo cabin marka marka aad dhiiga iska baarayso. Ha cabin ama ha cunin wax kadib 10 saac galabnimo fiid ka hor.
  5. U imaw qiimeynta caafimaadkaaga Xarunta Caafimaadka marka ay tahay waqtiga la sameeynayo. Qiimeynta caafimaadka waxay qaadanaysa hal saac. 

Inta lagu jiro qiimeynta caafimaadka Xarunta Caafimaadka

Waxxaad u baahan tahay inaad kulanto qof Xarunta Caafimaadka kaas oo hogaamin doontaa qiimeynta. Qof waxaa laga yabaa, tusaale ahaan, inuu yahay.

Turjumaanka ayaa sidoo kale laga yaaba inuu joogo inta lagu qiimeynta – tusaale ahaan, haddii aadan ku fiicnayn Swedish.

Kuwa soo socda waxaa lagu baari doontaa qiimeynta caafimaadka: 

  • caadiska dhiigaaga
  • miisaankaaga
  • dhiriirkaaga
  • cabirista sintaada 

Waxaad sidoo kale ogaan doontaa natiijooyinka baarista dhiiga.  

Waxaan ka hadli doonaa wax ku saabsan jawaabaha su'aalaha ku saabsan caafimaadkaaga. Ma ka jawaabin su'aalaha ka hor ballaantaada? Xaaladdan, waxaa lagu siin doonaa caawin aad uga jawaabto su'aalaha Xarunta Caafimaadka.

Waxaa lagu siin doonaa talo ku saabsan caafimaadkaaga iyo caawinta qorshaynta waxaa aad sameeyn karto?

Tusaale ahaan, waxaa lagu tusin sawir la dhaho jadwalka caaimaadka. Jadwalka caafimaadka wuxuu ku tusi doonaa sida caafimaad qabka noloshaadu yahay. Waxaad sidoo kale arki doontaa khatarta marka ay kugu dhacan xaaladdo qaar ah.  

Kadib qiimeynta caafimaadka waxaad heli karta taageero badan haddii aad rabto. 

Fadlan dib u jadwalayso ballantaada haddii aad tagin karin.

Ma awooddi inaad timaado qiimeynta caafimaadkaaga? Fadlan wac Xarunta Caafimaadka iyo dib u qabso ballantaada.  

Xarunta Caafimaadka, waxaad ballantaada ku joojin kartaa onlaynka. Gal 1177.se oo isticmaal e-services-ka Xarunta Caafimaadka.

E-services-ka waxaa lagu helaya oo kaliya Swedish. 

Sida kor loogu qaado caafimaadkaaga.

Waxaad kor ugu qaadi kaarta caafimaadkaaga. Tani waxay yareynta inuu khatarta macaanka iyo cudurada wadnaha iyo xidida dhiiga.

Tusaalooyinka waxyaabaha aad naftaada sameeyn karto: 

  • Jimicsi joogto ah. Tusaale ahaan, socodka iyo baaskiil. 
  • Cun cunto caafimaad qab ah. Tusaale ahaan, qudaarta, miiraha, iyo kulaanka.
  • Sigaar ha cabin iyo waxyaabaha sanka laga qaato.
  • Ka fogow khamriga. 
  • Hurdo inta aad u baahan tahay. 
To the top of the page