Besök 1177.se, logga in för personliga e-tjänster eller ring 1177 för sjukvårdsrådgivning.
Miyaad kala kulantay waayo-aragnimo xun daryeel caafimaad? Markaa waad ka caban kartaa. Waxaad uga caban kartaa siyaabo kala duwan. Waxaad sidoo kale soo sheegi kartaa waxa wanaagsanaa.
Waa inaad galmo sameysaa kaliya haddii aad rabto. Qofna looma oggola inuu kula sameeyo wax galmo ah haddii, tusaale ahaan, aad tiraahdo "Maya" ama aad hurudo. Waa dambi in galmo lala sameeyo qof aan rabin.
Du kan få hjälp av en tolk om du inte pratar svenska. Tala om att du behöver en tolk som kan ditt språk när du bokar ditt besök.