Raadso daryeel

Ballan ka qabso Sörmland si lagaaga tallaalo hargabka, covid-19 iyo pneumococcus

Boka tid för vaccination mot influensa och covid-19 i Sörmland - somaliskaThe content concerns Sörmland

Adigaaga jira 65 sano ama ka weyn waxaad halis ugu jirtaa inaad si xun ugu bukooto hargabka, covid-19 ama pneumococcus.

Sida ugu fudud ee aad isaga ilaalin karto waa inaad is-tallaasho. Talaalku waa lacag la’aan.

Xitaa adigaaga qaba cudurrada qaarkood waa luguugula talinayaa tallaalka. Waxay tusaale ahaan tani khusaysaa kaadi-macaanka, cudurrada wadnaha, sambabaha, kelyaha ama beerka. Tani waxay sidoo kale khuseysaa adigaaga uu diifaaca jirkiisu aad u hooseeyo iyadoo ay ugu wacantahay jirro ama dawooyin aad qaadato. Weydii taqtarkaaga haddii aadan hubin inaad halis badan ku jirto iyo in kale.

Ballan ku qabso bogga intarneetka ama telefoon: 016-10 40 44 (waxaan ku hadalnaa Iswiidhish iyo Ingiriis).

Halkan ayaad ballan ka qabsan

Drop in

Eskilstuna

Vårdcentralen Achima Care Eskilstuna i Ekeby

  • tisdagar klockan 13-15
To the top of the page