ILKAHA

Ilka-u-cadayidda carruurta

Borsta tänder på barn - somaliska

Waxaa habboon in cadayidda ilkaha lagu bilaabo isla marka uu ilmaha u soo baxo iligga ugu horreeya. Haddii uu ilmuhu goor hore caadeysto, waxaa fududaaneysa ilka-cadayidda caado u noqoto ilmaha.

Carruurta ilaa laba sano jirka ah waxay marka hore tahay inay caado u noqoto inay burushka ilkaha afka ku hayaan. Waxaa la gaaray waqtigii si joogto ah ilkaha loogu cadayi lahaa isla marka iligga ugu horreeya u soo baxo. Ka hor inta uusan iliggu soo bixin waxaa cuncuna cirridka oo markaas wuxuu ka helayaa in uu afka gashado wax uu qaniino, sida burushka ilkaha.

Ilmaha ilkaha u caday maalintii laba goor. Subaxdii, oo quraacda kadib wanaagsan tahay, iyo fiidkii inta uusan seexan.

Läs texten på svenska här.

To the top of the page