Calaamada cudurka/cudurka

Isnidaamis

Skabb - somaliska

Waxa laga yaabaa inaad cudurka isnidaamiska qabtid haddii maqaarku uu ku cuncunaayo meelo badan oo jidhka ka mid ah, taas oo inta badan gacmaha ah. Isnidaamisku waa cayayaan yaryar oo ku dhex nool maqaarka hoostiisa. Isnidaamis waxa uu ku faafaa taabashada tooska ah ee maqaarku maqaar kale la sameeyo. Sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka iskaga daawee haddii aad isnidaamis qaadey.

To the top of the page