Waxaad wax xun dareemi kartaa muddo dheer haddii aad soo martey dhacdo cabsi leh. Tusaale ahaan, waxa kugu adkaan karta inaad seexato, jidhka oo ku xanuuna ama inaad marmarka qaarkood aad u cabsato. Markaa ayaad daryeel caafimaad dalban kartaa. Waxa jira daaweyn kaa caawinaysa.