Soomaali/Somaliska

Macluumaad la soo ururiyey oo ku saabsan covid-19

Covid-19 - somaliska

Content - Macluumaad la soo ururiyey oo ku saabsan covid-19

Visa innehåll som:
Tallaalka Covid 19Vaccination mot covid-19 - somaliska

Covid-19 waa cudur faafa. Tallaalku waxa weeye habka ugu fiican ee loogaga hortagaayo in cudurka si xun/aad loogu xanuunsado ama loogu dhinto.

Covid-19 Om Covid-19 - somaliska

Waxa Covid-19 keena fayrus. Dadka covid-19 qaaday badankoodu waxay u xanuunsadaan sida hargabka oo kale. Dadka qaar ayaa aad u jirada oo daryeel cisbitaal u baahda.

Talada la siinaayo qofka covid-19 qabaRåd till dig som har covid-19 - somaliska

Waxa halkan ku yaala talo la siinaayo qofka cudurka covid-19 qaba. Waxay taladu khuseysaa qofka guriga joogi kara ee aan u baahnayn in cisbitaal daryeel lagu siiyo. La xiriir daryeelka caafimaadka haddii aad ka sii xanuunsatid sida aad tahay.

To the top of the page