Ma jiri doono turjumaan telefoon oo soomaali ah
Ingen telefontolkning på arabiska och somaliska - somaliskaThe content concerns Västra GötalandInta u dhexaysa 1 oktoobar iyo 31 oktoobar ma heli kartid turjumaan soomaali ku turjuma ama carabi ku turjuma haddii aad soo wacdid (garaacdid) 1177 si aad u heshid talobixin caafimaad Gobolka Västra Götaland gudihiisa. Sababtu waxay tahay waxaan u beddelanay nidaam farsamo (system) cusub. 1 nofambar baa turjumaan telefoon dibu heli kartaa. Markii aad wacdid 1177 oo aad raacdid lambarrada la dooranayo, waxaa laguu dalbayaa turjumaan. 20 daqiiqo gudohood baa lagu soo wacayaa oo caawinaad helaysaa. Haddii arrintaadu tahay mid noloshu halis ku jirto waxaad wici kartaa 112. Caawinaadda turjumaan waxaa la helaa maalmaha shaqada saacadaha 08.00-16.00. Lambarradii hore ee 0771 waa la joojiyay.