SOOMAALI/SOMALISKA

Isticmaal sawir markaad dooneyso in shaqaalaha daryeelka caafimaad ku fahmo

Bildstöd - somaliskaThe content concerns Västra Götaland

Waxa adkaan kara in shaqaalaha caafimaadka iyo daryeelka ilkuhu fahmo waxad dooneyso. Sidaa darteed waxa jira ”Bildstöd”sawir gargaara www.bildstod.se ee internetka ah. Halkan ayaad ku ururin kartaa sawirada aad u baahan tahay si laguu fahmo ama waxad isticmaali kartaa sawir meesha ku diyaara.
Qaar ka mida sawirada meesha ku jiro waxad ku heleysaa af kale.
Waa lacag la'aan isticmaalka sawir gargaara . Waad daabacan kartaa sawirada ama u isticmaali kartaa kombuyuutarka gacanta.

Waa inaadse marka hore is diiwaan gelisaa intaada isticmaalin sawirada gargaarka.

KomHIT Flykting www.kom-hit.se/flykting waxad iyadana ka heleysaa sawiro bilaash ah. Bogagan internetka ayaa ujoodadoodu tahay kor u qaadidda fahamka shaqaalaha daryeelka caafimaad iyo kan ilkaha iyo dadka soo qaxay.
Shaqaalaha ayey saaran tahay mas'uuliyadda koowaad ee inaad is fahamtaan. 

To the top of the page