The information concerns Västra GötalandThe information concerns Västra Götaland
Marka uu ilmuhu jiro 18 bilood waxaa lala kulmi doonaa kalkaalisada caafimaadka, waxaa kulanka booqashada aan kaga hadli doonaa arimo khuseeya xaalada caafimaad ee ilmaha iyo koritaankiisa. Waxaa kale oo la tix raaci doonaa waxyaabihii laga hadley kulanadii hor.
U diyaargarow kulanka adigoo sawirrada lasii fiirfiirinaya ilmaha
Image 1
1/17
Ku soo dhawoow kulanka booqasha rugta daryeelak caafimaadka dhalaanka BVC marka uu ilmuhu jiro 18- bilood
Fadlan fiiro sawirada muujinaya waxyaabaha dhacaya marka la soo booqdo rugta daryeelka caafimaadka carruurta BVC ka hor booqashada. Waxaa aad halkan ka arki kartaa waxyaabaha kala duwan ee dhici doona muddada lagu gudo jiro booqashada. Waxaa fiican in adiga iyo ilmahuba aad ogtihiin waxa dhaci doona isla markaana aad diyaar u tihiin.
Image 1
2/17
Waxaa fiican in soo qaadato buuga caafimaadka marka aad soo booqaneyso rugta
Image 1
3/17
Qolka sugitaanka
Mararkaqaarkoodwaxaadhici karta in waxyar la sugo. Qolkasugitaanayaadkuciyaarikartaanmuddadaaadsugeyso.
Image 1
4/17
Waxaa aad la kulmi doontaan kalkaaliso caafimaad
Image 1
5/17
Hadal
Waxaa aad si wadajir ah uga hadli doontaan arimo ku saabsan xaalada caafimaad ee ilmahaaga iyo koritaankiisa iyo haddii aad wax su’aalo ah qabto.