Waxaad si wadajir ah uga hadli doontaan ilmaha oo kasii hadli doontaan wixii aad horay uga soo hadasheen.
Image 1
3/5
Waxaa jirta fursad looga hadli karo in waalid la ahaado, nolol maalmeedka qoyska, cuntada ilmaha iyo amniga ilmaha.
Image 1
4/5
Ilmaha waa la baarayaa, la miisaamayaa oo la cabbirayaa.
Image 1
5/5
Da´daan markay ilmuhu jiraan waxaa fiican in la bilaabo in lagu tababaro (ababiyo) inay xaffaayad la´aan joogaan, waxaad warbixin intaa dheer ka heli kartaa rugta caafimaadka carruurta (BVC).