Ballanta caafimaad ee rugta caafimaadka carruurta (BVC) markii ilmuhu 6 bilood gaaro – ballanta kooxda ee lala yeesho kalkaalisada iyo dhakhtarka
Hälsobesök på BVC vid 6 månader - teambesök med läkare - somaliskaThe content concerns Västra GötalandMarka uu ilmuhu jiro 6 bilood waxaa aad la kulmi doontaan kalkaalisad caafimaadka iyo dhakhtar labadaba.
Kulanka booqashada waxaa aad ka hadli doontaan arimo ku saabsan ilmaha iyo waxyaaabaha uu jecelyahay ee qeyb ka qaata koritaanka ilmaha. Waxaa jira fursad lagaga hadli karo waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin macnaha i waalid la noqdo, nolol maalmeedka qoyska, cuntada ilmaha iyo nabdgalyada ilmaha. Waxaa kale oo la tix raaci doonaa waxyaabihii laga hadley kulanadii hore. Sidoo kale dhakhtarka ayaa Imaha baadhi doonaa, waa la miisaami doonaa isla markaana waa la cabiri doonaa.
U diyaargarow ballanta adigoo sii fiirfiirinaya sawirrada

Markii ilmuhu gaaro 6 bilood waxaad la kulmaysaan kalkaaliso iyo dhakhtar labadaba.