Kulanak daryeelka caafimaadka ee ka dhaca rugta daryeelka caafimaadka dhalaanka BVC

Ballanta caafimaad ee rugta caafimaadka carruurta markii ilmuhu 5 sano jiro

Hälsobesök på BVC vid 5 år - somaliska
This message concerns Västra Götaland

Marka uu ilmuhu jiro 5 sano waxaa lala kulmi doonaa kalkaalisada caafimaadka. Waxaa kulanka booqashada si wadajir ah uga hadli doonaa arimo khuseeya xaalada caafimaad ee ilmaha iyo koritaankiisa, sida uu yahay ilmuhu muddada uu ku suganyahay dugsiga xanaanada carruurta, arimo ku saabsan ciyaarta iyo in uu la caweeyo dadka kale. Waxaa kale oo la tix raaci doonaa waxyaabihii laga hadley kulanadii hor.

U diyaar garow booqashada adiga oo si wadajir ah ula fiirinaya ilmaha sawirada muujinaya waxyaabaha ay booqashada dhaci doona

To the top of the page