Kulanak daryeelka caafimaadka ee ka dhaca rugta daryeelka caafimaadka dhalaanka BVC

Ballanta caafimaad ee rugta caafimaadka carruurta (BVC) markii ilmuhu 4 sano jiro

Hälsobesök på BVC vid 4 år - somaliska
This message concerns Västra Götaland

Booqashada marka uu ilmuhu jiro 3 sanno waxaa la kulmi doonaa kal-kaalisada ka shaqeysa rugta daryeelka caafimaadka dhalaanka. Waxaa kulanka booqashada aan kaga hadli doonaa arimo khuseeya xaalada caafimaad ee ilmaha iyo koritaankiisa.

U diyaar garow booqashada adiga oo si wadajir ah ula fiirinaya ilmaha sawirada muujinaya waxyaabaha ay booqashada dhaci doona

To the top of the page