Kulanak daryeelka caafimaadka ee ka dhaca rugta daryeelka caafimaadka dhalaanka BVC

Ballanta caafimaad ee rugta caafimaadka carruurta (BVC) markii ilmuhu 3 sano jiro– la kulanka kooxda iskugu jirta kalkaalisada caafimaadka iyo dhakhtarka

Hälsobesök vid 3 år - teambesök med läkare och sjuksköterska - somaliska
The information concerns Västra Götaland

Booqashada marka uu ilmuhu jiro 3 sanno waxaa lala kulmi doonaa koox ka kooban kal-kaalisada caafimaadka ee ka shaqeysa rugta daryeelka caafimaadka dhalaanka (BVH) iyo dhakhtarka labadaba. waxaa kulanka booqashada aan kaga hadli doonaa arimo khuseeya xaalada caafimaad ee ilmaha iyo koritaankiisa.

U diyaar garow booqashada adiga oo si wadajir ah ula fiirinaya ilmaha sawirada muujinaya waxyaabaha ay booqashada dhaci doona

To the top of the page