Macluumaad la soo ururiyey oo ku saabsan covid-19
Warbixin loogu talagalay qofka adigoo kale ah oo la xaqiijiyay in uu cudurka [Covid-19] ku dhacay
Information till dig med bekräftad covid-19 - somaliskaThe content concerns VästmanlandWarbixintaan dadwaynaha Gobolka Västmanland ayay khuseeyaan Markii natiijada shaybaarka laga qaaday lagu xaqiijiyo, in infeekshan aad imminka la xannuunsan tahay u sabab yahay cudurka [Covid-19], waa in sidii dad kale aad cudurka u qaadsiinin awgeed aad gurigaaga iska joogto, taasoo muhim ah. Tan kale, waa inaad tixgelisa qodobada ku xusan Sharciga amniga cudurrada faafa [smittskyddslagen]. Halkaan ka aqriso sidii aad u dhaqmi lahayd.