Besök 1177.se, logga in för personliga e-tjänster eller ring 1177 för sjukvårdsrådgivning.
Miyaad kala kulantay khibrad xun daryeel caafimaad? Markaa waad ka caban kartaa. Waxaad uga caban kartaa siyaabo kala duwan. Waxaad sidoo kale soo sheegi kartaa waxa wanaagsanaa.
Waa inaad galmo sameysaa kaliya haddii aad rabtid. Qofna looma ogola inuu kula sameeyo wax galmo ah haddii, tusaale ahaan, aad tiraahdo "Maya" ama aad jiiftid. Waa dambi in galmo lala sameeyo qof aanan rabin.
Du kan få hjälp av en tolk om du inte pratar svenska. Tala om att du behöver en tolk som kan ditt språk när du bokar ditt besök.