Boka tid för att slippa långa köer vid vaccination mot covid-19.Det här meddelandet avser Uppsala län

Det är långa köer till drop-in för vaccination mot covid-19. Det finns gott om lediga tider att boka, läs mer och boka här.

Sharciyada iyo xuquuqda

Diyaarso booqashadaada dhakhtarka – toban talo

Förbered ditt läkarbesök – tio tips - somaliska

In aad is diyaariso waxa aad ka qayb qaadasho ku lahaanaysaa daryeelkaaga caafimaad oo waxad si wada-jir ah shaqaalaha caafimaadka ula habaynaysaa daryeelka caafimaad ee sida ugu fiican kuugu haboon. Aasaaska daryeel caafimaad oo ammaan iyo hubaal ah waa wada hadal shaqeeya oo fiican una dhaxeeya adiga iyo shaqaalaha caafimaadka.

To the top of the page