Hagahaaga daryeelka caafimadka ee Östergötland

Xarumaha goobjoogga ee habeenkii iyo maalmaha wiikeendiga

Jourcentralen – andra språk - somaliskaThe content concerns Östergötland

Marka aad daryeel u baahan tahay habeenkii iyo maalmaha wiikeendiga ee Sabtida iyo Axadda, xarumaha goobjoogga ayaa adiga diyaar kuu ah. Waxay gargaar kaa siinayaan cudurrada iyo dhaawacyada aadan u sugi karin ilaa la furayo xarunta daryeelka caafimaadka. Marwalba wac lambarka 1177 si aad u hesho talo iyo qiimayn ka hor inta aadan ballan ka qabsanin xarunta goobjoogga. Habka ugu fudud ee aad ballan ku qabsanayso waa adigoo fureyaal ku gala barta 1177.se.

Läs denna text på svenska

Tusaalooyinka waxyaabaha aad gargaar ka heli karto:

  • Caabuqa adag ee nidaamka neefsashada sare
  • Dhag xanuunka daran
  • Saris qotodheer
  • Caabuqa kaadi mareenka ee leh calaamado cudur oo daran.
To the top of the page