UURKA LEH

Gormee la soo aadi qeybta foosha?

När är det dags att ta sig till förlossningen? - somaliskaThe content concerns Jönköpings län

Foosha qeybteeda koowad caadiyan qofka gurigiisa buu joogi. Marka xanuunka foosha soo xoog bato markas baa laga yaabaa inaa soo aadikartid qeybta foosha. Laakin sidee baa lagu oggaan in la gaaray wakhtiga? Meeshan adiga waxaa ka heli tilmaamo.

Läs texten på svenska

Adiga waxaa xita soo wicikarta qeybta foosha iyo la tashankarta ummuliso. Ummulisada adiga weey ku dageysan iyo xaalada markas taagan bey ka tusaale qaadan iyo adiga ku siin talo oo haddii la gaaray wakhtigii aad soo aadi laheed ama ey kuu dhaanto inaa guriga sii joogtid xooga kale.

Inta ugu badan qeybta foosha waxey doonaayan in adiga soo wacdid koow haddii xita aad is hubtid in wakhtigii la gaaray. Ayaga markas weey kuu sii diyargaroobaayan. Qeybta foosha aad la xiirireysid waxaa kuu sheeki ummulisada oo joogto qeybta dumarka uurka leh.

Adiga markasto waxaa soo wicikarta telefoon lambarka 1177 haddii aadan ogeyn qeybta foosha aad la soo xiriireysid.

To the top of the page