Tallaalada

Caafimaadkaaga ku dadaal – is-tallaal!

Håll dig frisk - andra språk - somaliskaThe content concerns Gävleborg

Inkastoo aad caafimaad-wanaag dareemayso, haddana waxaa dhici karto inaad hab halis ah ugu xannuunsato cudurrada la xiriira hargabka/influensada. Tallaalka wuxuu ku siinayaa badbaado heer sare ah. Haddii hargabka/influensada lagu qaad-siiyo si darran ugu ma xannuunsan doontid haddii la barbardhigo tallaal la´aanta.

To the top of the page